sahannews.net
Mino Riola Oo Riixaya Pogba, Chelsea Oo Ku Qabanaan Karta Oblak & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.
August 7, 2018 - Written by admin

Suuqa Kala Iibsiga ciyaartoyda ayaa furan, koox walbana waxaa u furan iney suuqa kasoo qaadato xiddiga ay dooneyso iyadoo u mareysa habka sharciga ah. Suuqa kala iibsiga sanadkaan waa lagu kala qeybsamay maadaama waqtiyo kala duwan uu furmay.

Horyaalka Premier League wuxuu furmay goor hore oo bisha June ah maadaama uu xirmi doono horaanta August, halka horyaalada kale uu u bilowday 1-da July wuxuuna xirmi doonaa maalinka ugu dambeysa August.

Haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo ay qureen wargeysyada kubadda cagta kuwooda ugu caansan ee qaaradda yurub, masuul kama noqon doono xaqiiqda iyo dhabnimadooda maadaama aan u xaglin doono halka aan kasoo xiganay.

COMMENTS
Latest News