Ciyaaraha
-
Mino Riola Oo Riixaya Pogba, Chelsea Oo Ku Qabanaan Karta Oblak & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.
Suuqa Kala Iibsiga ciyaartoyda ayaa furan, koox walbana waxaa u furan iney suuqa kasoo qaadato xiddiga ay dooneyso iyadoo u mareysa habka sharciga ah. Suuqa kala iibsiga sanadkaan waa lagu kala qeybsamay maadaama waqtiyo kala duwa...
Tuesday, August 7, 2018
-
Shabakadda Marca Oo Faah-Faahisay Heshiiska Uu Matteo Kovacic Ugu Wareegi Karo Chelsea & Waqtiga Laga Yaabo In Lagu Dhawaaqo.
Chelsea ayaa qarka u saaran iney la saxiixato xiddiga khadka dhexe kooxda Real Madrid Matteo Kovacic sida ay sheegayaan warbixinno ka imaanaya, balse waxaa la fahamsan yahay in heshiiska uu noqon doono mid amaah ah.
24-jirkaa...
Tuesday, August 7, 2018
-
Muxuu Ozil isaga casilay xulka qaranka Jarmalka?
Sahannews.net:-
Mesut Ozil oo ah laacib khadka dhexe uga dheela kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu go'aansaday in uusan mardambe u ciyaarin xulka qaranka ee dalka Jarmalka.
War qoraal ah oo uu soo saaray ciyaartoygan 29 jirka a...
Monday, July 23, 2018
-
Tababare Jurgen Klopp Oo Magacaabay Liiska 29-ka Xiddig Ee Kooxdiisa Ula Safraya Mareykanka & Hal Xiddig Oo Si Layaab Leh Loogu Arkay.
Sahannews.net:-
Ciyaartoyda Liverpool ayaa u safray dalka Mareykanka waxaana lagu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda ee ka qeyb gali doona koobka ICC ee dalka mareykanka, Mo Salah, Virgil van Dijk iyo Naby Keita ayaa kasoo muuqda...
Saturday, July 21, 2018
-
WAA AYO 10KA CIYAARTOY EE UGU SAREEYA KALA IIBSIGA CIYAARTOYDA DUNIDA
Sahannews.net:-
Qiimaynta Football Whispers ee suuqa kala iibisaga waxaa ugu sareysa 5 oo ah xiddig sida ugu weyn loo hadal hayo waxayna Sky Sports iyo Football Whispers ay iska kaashadaan in ay hadba soo saaraan ciya...
Saturday, July 21, 2018
-
Soo Laabashada Inter, Ganaaxa Laga Cafiyay Milan, Kororka Tikidhada Juventus, Xaaladaha Quman & Kuwa Aan Qummaneyn Ee Serie A-da Oo La Faah-Faahiyay Kadib Imaatinka CR7.
Sahannews.net:-
Marka uu dhamaado fasaxa uu ku qaadanayo meel ka baxsan talyaaniga, Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay la tababaran doono saaxiibadiisa cusub ee Juventus, waana kooxda burburisay horyaalka Serie A-da maad...
Saturday, July 21, 2018
-
Karim Benzema Oo Si Cadho Wayni Ku Jirto Ugu Jawaabay Wariyaha Caanka Ah Ee Gianluca Di Marzio Iyo Benzema Oo Ka Hadlay Haddii Uu AC Milan Heshiis La Gaadhay.
Sahannews.net:-
Waxaa maanta soo baxay war sheegayay in kooxda Napoli ay heshiis la gaadhay Karim Benzema waxaana warkan shaaciyay Sky Italia iyada oo wariyaha caanka ah ee Gianluca Di Marzio uu sheegay in dhex dhexaadiyaha Lud...
Saturday, July 21, 2018
-
Tababaraha Xulka France Didier Dechamps Oo Doonaya In Ciyaartoydiisa Hanatay Koobka Adduunka Ay Ku Guuleystaan Ballon d’Or.
Sahannews.net:-
Tababaraha xulka France Didier Dechamps ayaa rajeynaya in xiddig ka tirsan wiilashiisii kusoo guuleystay koobka Adduunka ay hantaan abaalmarinta Ballon d’Or ee la rajeynayo in la bixiyo inta lagu jiro sanadka 20...
Saturday, July 21, 2018
-
Manchester City Oo Ku Maadeysatay Marouane Fellaini Ka Dib Markii Ay Sawirka Leroy Sane Oo Garoon Ceeryaamo Ah Ku Tababaranaya Soo Dhigeen Twitter
sahannews/Sports Kooxaha Manchester ka dhisan ee United iyo City ayaa xafiiltankooda waxa uu tan iyo 2008 noqday mid cirka isku shareeray, iyadoo kooxda Sky Blues ay la soo baxday awood weyn tan iyo markii uu iibsaday milkiilaha c...
Tuesday, December 19, 2017
-
“Ha Heesin Ilaa Aad Koob Ku Guuleysato” Tababare Jose Mourinho Oo U Jawaabay Ciyaartoyda Manchester City Ee Ku Qeyliyay Park the Bus”
Sahannews/Sports Tababare Jose Mourinho ayaa u jawaabay ciyaartoyda Manchester City ee ku heesay “Park the Bus” markii ay dhamaatay ciyaartii ay 4-1 kaga adkaadeen Tottenham Hotspur kulankii isbuucaan lagu ciyaaray Etihad Stad...
Monday, December 18, 2017
Next Page »
|
Latest News
|